DHAQANKA SOOMAALIYEED

View previous topic View next topic Go down

DHAQANKA SOOMAALIYEED

Post by Admin on Mon Apr 28, 2008 7:49 pm

soomaalidu waxa ay leedahay dhaqan aad u wanaagsan oo ay kaga gedisantahay,
qowmiyadaha la dega geeska africa.
somaalida dhaqankeeda waxa uu caan kuyahay in uu la xiriiro dhaqanka islaamka iyo midka carabta.
dadka aad ka wax uga qora dhaqanka soomaliyeed waxa ay ku dhaliilaan jiilka cusub in aysan tix gelin dhaqankooda, iyagoo qaata marba meesha ay joogaan dhaqankeeda.

hadaba asxaabay maxaad kaleedihiin dhalaashiisa?????????????????

Admin
Admin

Number of posts : 5
Age : 29
Location : jordan
Registration date : 2008-04-20

View user profile http://daruliman.aforumfree.com

Back to top Go down

View previous topic View next topic Back to top


 
Permissions in this forum:
You cannot reply to topics in this forum